Suuqa Cajiibka ah ee Gabdhuhu ka iibsadaan raga ay guursanayaan !!(Sawirro)

Muddo 700 oo sannadood, gobalka Bihar ee dalka Hindiya waxaa ka jira Suuq haweenku kasoo iibsadaan Ragga ay doonayaan inay guursadaan. Waa sida adiga oo dukaan aaday kadibna kasoo iibsaday wixii aad u baahneyd. Gabdhaha guurdoonka ah waxaa socdaalka dukaameysiga ah ku wehliya qoysaskooda. Sidaas darteed, sannad kasta kumaankun ina rageed ah ayaa ku kulma … Continue reading Suuqa Cajiibka ah ee Gabdhuhu ka iibsadaan raga ay guursanayaan !!(Sawirro)